Puntland oo fasirtey hadal reer Baydhabo ka caraysiiyay
Puntland ayaa fasirtey hadal reer Baydhabo ka caraysiiyay oo ay si aada uga xanaaqeen. Cabdiwelli Gaas oo xiriir la leh Shariif Xasan ayaa sheegay in wiil cagacad oo ka yimi Xudur, Diinsoor iyo Buurhakaba uu rabo inuu xukumo Puntland.
Cabdiwelli Gaas ayaa warkan ka sheegay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag halkaa oo uu ku tagey booqasho ka caraysiisay maamulka Muuse Biixi.
Baraha bulshada ayaa si weyn laysku cuney. Wasiirka warfaafinta Puntland ayaa sheegay dadka diidan hadalka Gaas inay yihiin argaixiso.
Puntland ayaa hore u eriday dad Somali ah oo ka soo jeeda Koofur galbeed oo looga shikiyay inay argagixiso soo gelinayaan Puntland.
Argagixiso ayaa weerar ku haysa Puntland waxay ku sugan yihiin buuraha Galgala ee gobolka Bari.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...