22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jid laami ah oo laga dilaacin doono magaalooyinka Jaare iyo Dambal ee ismaamulka Somalida+MUUQAAL

Dambal–Waxa dawlada deegaanku ku dhowdahay in ay dhamaystirto jid laami ah oo isku xidhi doona Jaare iyo Dambal ee ismaamulka Somalida Itoobiya gaar ahaan deegaanada Harowo io Shiniile. Jidkan ayaa jid cade ka bixi doona dhawaan sida ay sheegeen masuuliyiinta gacanta ku haysa hawsha jidka.

ARAABINEWS.COM