Puntland ayaa joojisay mashruucii wadada Garoowe iyo Gaalkacyo ee uu gacanta ku hayay shirkad Jamala ama ay buixin jirtey qareashka ku baxaya.
Joojintan ayaa timi markii Puntland laga waayay xisaab celin saxa taas oo Jarmalku sheegay inay jirto musuqmaasuq sidaas awgeedna qayb ka noqon doonin sii wadaida mashruucan.
Madaxa Puntland Candiwelli Gaas ayaa soo saray wareegto uu sheegayu in uu joojiyay mashuucaas ma jirto in dib loo bilaabi doono.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay