20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barakacayaal Muuse Biixi ku danaystey oo dab burburiyay xero ay deganaayeen iyo dhimasho jirta

Barakacayaal Muuse Biixi ku danaystey oo dab burburiyay xero ay deganaayeen iyo dhimasho jirta. Dhimashada hal qof ayaa la xaqiijay oo dabkaas ku dhintey. Dadka ayaa sheegay in hadda ay ugu darantahay hoy ay degaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=E4qx_nA_afo[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS