22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haweenay ay ku qaadatay sadex daqiiqo in gaadhiga galiso goob loogu talogalay iyo milyan qof oo daawaday+ARAG

Waxa aad loo daawaday muuqaal muujinaya haweenay looga baxay goob baakin la dhigto gawaadhida oo ay ku qaadatay sadex saacadood in ay galiso. Haweenayda ayaa boos ay ku jirtay una haboonaa in ay galiso ka baxday waxayna noqotey in ay goob yar ku warwareegto sadex daqiiqo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM