Axmed Shide ayaa boos weyn loo magacaabay Itoobiya isku shaandheyn uu sameeyay raiisal wasare Cabi Axmed. Wasiirada ayaa waxa ku jira 9 haweena iyo Muslimiinta oo boosas muhiima loo dhiibey.
Axmed Shide ayaa hogamiyaha xisbiga dawlada Somali galbeed wuxuu horena u ahaa wasirka warfaafinta. Dhinaca kale Caasha Maxamed ayaa iyadna loo magacaabay wasiirka difaaca waana markii ugu horeysay oo haweenay loo magacaabay.
Hoos ka fiiri sida loo magacaabay wasiirada cusub.
- Wasiirka Nabadda — Mrs Mulietat Kamil
- Wasiirka Gaashaandhigga —Aaliha Muhammad
- Wasiirka Maaliyadda — Ahmed Shide
- Wasiirka Arrimaha Dibadda — Dr. Geeljeex
- Wasiirka Beeraha Mudane Cumar Xuseen
6. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha – Mrs. Fetel Walte
7. Wasiirka Dhaqaalaha —– Mrs. Dawanne Herbie
8.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tiknoolajiyadda — Dr. Getahun Mekuria
- Wasiirka Gaadiidka —— Mrs. Dagmominthew Patrick
- Wasiirka Horumarinta & dhismaha magaalooyinka —– Mr. Janet Braye
- Biyaha, waraabka iyo warshadaha tamarta —– Sileshi Bekele
- Wasiirka Waxbarashada —— Dr. Tilaye Gete
- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta —— Dr. Samuel Hurco
- Sarkaalka Golaha Guud —– Berhanu Tsegaye
- Wasiirka Caafimaadka—— Dr. Amir Aman
- Sayniska iyo Waxbarashada Sare: Mr. Hirut Woldemamar
- Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarada, Mrs. Woizam Taye Asfaw
- Wasiirka Shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Mr. Mulugeta Tesfaye
- Wasiirka Dhaqanka Mudane—- Dr. Hirut Kassa
- Guddoomiyaha Guddiga Qorsheynta iyo Horumarinta ——– Dr. Fitsem Assefa
Soo akhrintii C/llaahi Warmooge
ARAABINEW
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay