November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

C/raxmaan Saylici oo fashilkiisa kula dul dhacay reer Boorama

Saylici ayaa fashilkiisa kula dul dhacay reer Boorama yirina iska xaadha magaalada ma anaad igu xumaynaysaan. Dib u dhaca haysta gobolka ayaa waxa ugu wacan Saylici oo xataa u codeeyay aanu waxba u qaban. Wuxuu u dhawadey inuu caayo reer Boorama markuu yiri ”war cilmina ma taqaanaane.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=q1712GlyM0U[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS