21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo la dhaariyay

Madaxweynaha cusub Axmed Maxamuud Baasto ee Galmudug ayaa loo dhaariyay xilka. Dooraso xalaala oo ka dhacdey Cadaado ayuu ku helay cod gaaraya 52 oo ah codkii ugu badnaa. Dadka reer Galmudug ayaa raba in maamulkoodu dhismo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=13DD7i3oFkY[/embedyt]



Hoos ka daawo khudbada uu jeediyay madaxweynaha cusub e Galmudug

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=6epqoUCKXzk[/embedyt]




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS