21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Isxilqaankii Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Burco iyo Hablo tabaruc bilaabey

Isxilqaankii Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Burco iyo Hablo tabaruc ka bilaabey gobolka iskuna xilqaamay horumarinta gobolka. Hadaba maxaa kalifey xilli Muuse Biixi fashilmey.

Maalin dhaweyd ayay ahayd markii xaafada Daami e ay degan yihiin dadka la haybsooco ay iskood u bilaabaan inay is maamulaan kadib markii qashinka laga qaadi waayay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=brI29iBt-DI[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS