20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suuqii bacadlaha ee Laascaanood oo gubtey iyo hanti ku burburtey

Suuqii bacadlaha ee Laascaanood ayaa gubtey iyo hanti ku burburtey. Suuqa ayaa xiriiri ah waxana ay keentay in dabka noocan oo kale aanu waxba ka reebayn. Inkastoo wax laga gaaray hadana ma jirto awood wax loogaa qabto oo buuran. Lama sheegin waxa sababay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=VQObufMMFa4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS