22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ururada beesha dhexe oo ku kala jabay in Siilanyo muddo saaida la sii siiyo iyo C/raxmaan Ciro oo diidey: ARAG Faysal Waraabe

Hargeysa–Ururada beesha dhexe ayaa ku kala jabay muddo kordhin saaida oo lo sameeyo Siilaanyaha hawlgabka ah ee aan maamulin Hargeysa. Faysal Waraabe oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in ay ogolaadeen muddo kordhin ka badan tii gudiga doorashadu ogolaatay iyadoo C/raxmaan Ciro uu isagu sheegay la wado in labo sano Siilaanyo loogu daro.

Mar la waydiiyay cida C/raxmaan Ciro u sheegtay sidaas ayu Faysal Warabe ku jawaabay ”waxa u sheegay ilma adeeradii oo ku jira guurtida.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM