Argagixiso haweenay ku dhex dishey gurigeeda magaalada Baydhabo. Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed ayaa xaqiijiyay in Haweenaydaan oo lagu magacaabi jiray Caatika Ibraahin, lagu dilay xaafadda Ceelka Cabdi Shire ee dhanka Bari Magaalada Baydhabo.
Dilka Caatika ayaa cabsi badan ku abuurey dadka xaafada degan. Wararka qaar ayaa sheegaya in ninka qabay haweenaydan oo argagixiso ahaa in muran dhexmaray kadibna la filayo inuu ka dambeeyay.
Booliiska ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen nin loo malaynayo inuu wax ku lahaa xasuuqan foosha xun. Argagixisada ayaan sii deyn cida khilaafsan caqiidadooda gaalaynta Muslimiinta.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay