20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ururada bulshada Somaliland oo ka qayliyay balan xumo kaga timi Muuse Biixi

Ururada bulshada Somaliland ayaa ka qayliyay balan xumo kaga timi Muuse Biixi. Dhawaan ayay ahayd markii Muuse Biixi balan qaaday in kuraas boqoliiba 30 la siinayo haweenka iyo dadka la haybsooco. Tiina ma dhicin.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3XBjya1S3ds[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS