20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanka Salaad Maxamed (Derbi) oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Fanaanka weyn ee Salaad Maxamed Derbi ayaa Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay. Salaad Derbi oo aad loogu xasuusto heesihiisa jacayl iyo kuwa wadani ayaa burburka iska dhiibey Kanada halkaas oo uu ku noolaa mudada burburka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=nCJEpb1h-kU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS