20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faahfaahin dheeraada oo ka baxaya gaari argagixisadu miino ku xirtey Muqdisho

Faahfaahin dheeraada ayaa ka baxaya gaari argagixisadu miino ku xirtey oo Muqdisho ku qarxay gaar ahaan isgioysyada dabka iyo Sayidka. Gaariga ayaa yaalay wado cidlaah waxase loogu talogalay in lagu xasuuqo Muslimiin.



Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa soo gaaray goobta uu gaarigu ku Qarxay, waxaana damiyeen gaarigii Qarxay oo gubanaayay.

Waxayna xaqiijen in aan cidi wax ku noqon oo iskii uu qarxay. Waxayna cadeeyeen in loogu talogalay in lagu xasuuqo muslimiin.



Waxa cabsi ay geliyeen dad muslimiin oo aan waxba galabsan ayay intaas raaciyeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS