23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Caruurta ha iga qixin haday kuwaagu joogaan Finland: Muuse Biixi oo ku dul calaacalay C/raxmaan Ciro+MUUQAAL

Hargeysa–Muuse Biixi ayaa ku dul calaacalay C/raxmaan Ciro sheegayna in caruurtiisu joogto Finland kuwiisuna joogaan Hargeysa. Caruurta ha iga qixin iyo C/raxmaan Ciro oo ku jawaabay in labadooduba ay hadda qaateen koorsada nabada Muuse Biixina lagu dagalo badan hadase nabada qaatay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM