Horjoogihii hore ee argagixisada shabaab Mukhtaar Roobow ayaa loo fasaxay inuu ka mid noqdo xubnaha ku tartamaya gudoomiyaha maamulka Koofur Galbeed.
Mukhtaar Roobow ayaa dawladda dhexe diidey musharaxnimadiisa laakiin gudiga doorashada ee Koofur galbeed ayaa iyagu sheegay inuu xaq u leeyahay inuu tartamo maadaama uu yahay muwaadin Somaliyeed.
Ma jiro wax wara oo ka soo baxay dawlada dhexe oo u aadan go’aankan ay qaadatey gudiga doorashada Koofur Galbeed oo la moodo inay madax banaan yihiin.
Fowdada ka jirta Somaliya ayaa keenay in cidkasta samayso waxay rabto iyadoo ayna jirin awood laga baqo oo fulisa amarka.
Mukhtaar Roobow ayaan welli laga maqal hadalo ku aadan kooxdii uu ka tirsanaa argagixisada iyo waxa ku kalifay inuu ka toobad keeno.
C/llaai Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay