Nin Hargeysa wargeysyada ku iibiya ayaa ka cawdey dadka wax ka iibsada. Ninkan oo lagy magacaabo Mustafe ayaa quutadaruuriga ka soo saara waxa yar ee uu ka helo marka uu iibiya hal jaraaid ama laba laakiin intii yarayd miyaa lagu amaaney mise waa lagu caayay.
Shaqo la’aan baahsan oo ay keentay mamul xumo ayaa ku habsatey dhamaan Somaliland taas oo keentay in dhalinyaradii la hagi waayay inay badaha isku shubaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=i8QNsMNrQpA[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay