20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sharciga caruurta oo la sheegayo inuu la mid yahay kii kufsiga oo la gudbinayo Somaliland

Sharciga caruurta oo la sheegayo inuu la mid yahay kii kufsiga ayaa loo gudbinayaa wasiirada maamulka Muuse Biixi ee Somaliland si ay uga doodaan. Waxa hore aqoonyahanadu u qabteen sharci diinta ka soo horjeeda oo Muuse Biixi qalinka ku dhuftey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=imP2N5bLnTE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS