20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka Boorama Saleebaan (caseeye) oo soo bandhigey miisaaniyada degmada

Maayerka Boorama Saleebaan Xasan Xaddi (caseeye) ayaa soo bandhigey miisaaniyada degmada. Maayerka oo jujuub lagu geeyay booskan uu degmada hore u caseeyay ayaa sheegay in dakhliga degmadu kordhayo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cBSG3YQ8ENc[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS