22/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Prof Saleebaan Axmed Guuleed ayaa sheegay in dadka reer Awdal hawshu isaga dhex laaqanayn sida degmooyinka qaar+MUUQAAL

WP_20141218_011Boorama 18 Dec 2014–Hormoodka Jaamacada Camuud ayaa sheegay in reer Awdal hawshu isaga dhex laaqanayn oo dadku hawsha kala leyahay halka Hargeysa xataa caanalaydii ay ku leedahay ictiraafkii mala helay. Prof Saleebaan ayaa ka mid ahaa aqoonyahano taageeray hadaladii salaadiinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS