November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Muuse Biixi oo reer Burco ogeynba inuu imanaayo iyo niyadjab ay ka muujiyeen maamulkiisa

Muuse Biixi ayaa reer Burco ogeynba inuu imanaayo iyo niyadjab ay ka muujiyeen maamulkiisa. Dadka magaalada oo caadi ay u ahayd inay soo dhaweeyaan kuwii ka horeeyay ayaan haba yaraatee ayna jirin cid niyad u haysa. Maba oginba.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4nuwxBoCiME[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS