Muuse Biixi ayaa loo xirey xaafado badan oo ka tirsan Burco kadib markii uu la yimi guuto dhan oo ciidan oo aan lagu baran horjoogeyaashii ka horeeyay. Dadka reer Burco ayaa badankoodu sheegay inayba ogeyn.
Muuse Biixi ayaa ka xanaaqay waxaad fadhidaa Hargeysa, wuxuu safar ka soo bilaabay Berbera dadka badankiisu u arkaan dalxiis iyo mijobaxsi waayo wax uu soo kordhiyay ayaa yar.
Dhinaca kale waxa laga yaabay guutada ciidan ee la socota taas oo ka dhigan in dad gaara ay yihiin kuwa soo dhaweynaya.
Hoos ka fiirso Muuse Biixi oo leh qofkii iga maarma muraad uma yeesho
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fcWlxZ9EDgg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay