09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamul ayaan dhisaynaa hala arko cida loo cagajugleeyo,,guurtida mid u dhiganta ayaan keenaynaa: Cali Gurey+MUUQAAL

Hargeysa–Xaalka siyaasadeed ee maamulka Hargeysa oo meel xun maraya kadib markii Siilaanyo oo hawlgaba oo odayaal lacag ku gurey sheegay in uu raacsan yahay go’aanka lacageysan ee guurtida fadhiidka ah ee aan cidna wax u qaban. Cali Gurey iyo gudoomiyeyaasha kale ayaa ku dhawaqay in maamulku u baahan yahay badbaado tiina ay hadda yeelayaan. ”Waxan hadlaya waa oday dhaqameedyo gaajaysan oo lacagi ka hadlinayso ayuu ku daray”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM