19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasiinta Somaliland oo ka hadley imaatinka shirkadda Telesom

Siyaasiinta Somaliland ayaa ka hadley imaatinka shirkadda Telesom oo xarunteedu tahay Muqdisho iyo Jabuuti ayna leeyihiin Somali isku tagtey. Shirkadan ayaa hore loo oran jirey Al-barakaat waxayna hadda fulisaa adeegyada isgaarsiinta.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RXg-lqutd6E[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS