November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dawlada Imaaaraadka oo dawlada Somaliya caawisey xero ciidan oo qalabkeeda wadata+MUUQAAL

Muqdisho–Madaxweynaha Somaliya ayaa ka qaybgalay furitaanka xero ciidan oo tayo leh oo ay hirgeliyeen dawlada Imaaraadka carabta oo rabta in Somaliya dib u soo celiso sharaftii ay lahayd. Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay, waxa ku weheliyay wakiilka Imaaraadka oo isagu xerada sii joogey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM