Dadweynaha degan Xariirad ee gobolka Awdal oo tirsanaya qabyaalad cad. Waxaan eex ka tirsanaynaa badhasaabka Muuse Biixi magacaabay ee Ciisaha ah oo sida muuqata eryay waxaan cidiisa ahayn kuna bedelay cidiisa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=86Y_q-Ht30s[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay