Somaliya ayaa ka qaybgashay shir muhiima. Shirka oo lagu soo gaba gabeeyey magaalada Jineefa ee dalka Swiserland ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Amniga Cabdinasir Siciid Muuse oo ahaa Madaxa Wafdiga Soomaaliya, Safiirka Somaaliya ee Switzerland Faaduma Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi kale oo ka socday Hay’adda Miinooyinka iyo Walxaha Qarxa (SEMA) ee Soomaaliya.
Somaliya ayaa dhibaato xoogweyn ka haysaa dhinaca qaraxyada oo boqolkiiba 85 kordhey labadii sano ee u dambeeyay ayadoo ay fuliyaan kooxda gaaleynta Muslimiinta.
Shirkan ayaa waxa ka soo qaybgalay hay’addo kale oo u muhiima wax ka qabashada arintani.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay