Illaahay ha u naxariisto Abwaan Cabdixakiin Cabdillaahi Jibriil (Abwaan Qiiq) oo maalmahan-ba xanuun u jiifay ayaa waxa uu goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad goboleedka Soomaalida ee Itoobiya.
Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdixakiin Cabdillaahi Jibriil (Abwaan Qiiq) waxa ka mid ah abwaaniinta ugu caansan gobolka Awdal, waxaanu door weyn ka qaatay heesaha ay qaadaan kooxda xiddigaha geesku oo uu inta badan sameeyay Abwaanku.
Abwaan Qiiq dhinaca kale wuxuu ka mid ahaan jirey fanaaniintii dhinaca majaajilada ee kooxihii qaranka inta aanu dalku burburin. Wuxuu deganaan jirey magaalada Boorama ee gobolka Awdal.
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay