Kooxda Real Madrib ayaa ku guuldaraysatay in ay garaacdo Juventus una soo baxdo ciyarta kama dambeysta oo ay la ciyaari doonaan kooxda Barcelona taas oo ka dhigi lahayd laba kooxood oo isku wadana oo wada ciyaara markii labaad. Juventus ayaa u diidey in ay goolal dhaliso waxana laga baqayaa in ay Juventus qaado horyaalka naadiyada Yurub. Real Madrib 1 Juventus 1
ARAABINEWS.COM
![_82986948_ron[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/82986948_ron1.jpg)
![_82986949_ronnn[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/82986949_ronnn1.jpg)
![_82986950_juveeeee[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/82986950_juveeeee1.jpg)
![_82986951_juve1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/82986951_juve11.jpg)
![_82986952_rm[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/82986952_rm1.jpg)
![_82987123_ju[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/82987123_ju11.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay