11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xaafadii biyuhu ku soo baxeen Boorama oo welli qaylo dhaan direysa iyo cadaan la tusay biyaha

Xaafadii biyuhu ku soo baxeen Boorama oo welli qaylo dhaan direysa kadib markii ay waydey cid u soo gurmata maadaama tabar xumo iyo maamul xumo ka jirto gobolkan la baxay Somaliland. Dalxiiseyaal cadaana ayaa la tusey biyaha.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3BZOJ-9dF2g[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS