C/raxmaan Saylici ayaa xaqirey jaamacadaha Somaliland iyo ardayda oo ka caroodey. Saylici oo aan gaarin heer jaamacadeed iyo u dhow toona ayaa jaamacada dadku ku rafaadey xaqirey. ”Markay wax kaaga bilaabin yihiin ayaad ka hadli kartaa shayga jaamacad la yiraa ayuu yiri Xuseen Xirsi oo jooga Hargeysa.
Saylici ayaa 7 sanno fadhiya kursiga ku xigeenka maamulka qaatana lacag xad dhaafa xilli dakhliga ugu badan ee dadku yahay boqol doolar bishii hadayna ka yaraynba, hal ceelna ma qodin iskaba daa jaamacado uu dhisee.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EjXNLIVSCew[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay