Ninkii u horeeyay ee Siyaad Barre cajalad u duubey. Waa waraysi xiise leh oo weriyaha ruug cadaaga ee Cali Xaraare la yeeshay C/casiis Khaliif oo Yaabyaabkiisa loo yaqaano oo isagu ka waramaya cajaladaas.
Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ayayna jirin wax dawlada oo ka dambeysa, waxana dalku u gacan galay qabqableyaal indha’la ay ka dambeysay argagixiso.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=k0ZV00oQ-3E[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay