Hadalo loo jeediyay shaqaale kooban oo Awdal laga qaatey. Daraad ayay ahayd markii shaqaale kooban laga qaatey gobolka oo ay ku habsatey cadaalad daro ay iyagu isugu wacan yihiin. Gobolka Awdal ayaa ah geri go’an, waxaadse moodaa in loo kala badiyo inta yar ee laga soo tuuro Hargeysa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xP7LBL4Gbkk[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay