03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Inta aan madax nahay sharaf kama raadinayno qabqableyaal: RW Xasan Cali Kheyre

Inta aan madax nahay sharaf kama raadinayno qabqableyaal ee waxaan ka raadinaynaa shacabka Somaliyeed. Waxaan idiin sheegaynaa in aan aqbali doonin in nala cabsiiyo, in nala yira nala shaqeeya haddii kale waa idin rideynaa. Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadley markii ugu horeysay rabshadaha ay wadaan siyaasiyiin dhicisoobey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=hPbjrlh39EE[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS