23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ninkii la tartamay Obama ee Mitt Romney oo isku bedelay feedhyahan+MUUQAAL

Mitt Romney oo Obama kaga badiyay tartankii madaxtinimada Maraykanka ayaa feedhyahan isku bedelay. Wuxuu goobta feedhka la fuuliyay feedhyahankii Evander Holyfield ee Mike Tyson dhegta ka qaniiney. Feedhkan ayaa ay daawadeen dad ad u farabadan. Dabcan waa feedh loogu talagaley xayaysiin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM