Ciidanka Booliiska Baydhabo ayaa diidey inay sii daayaan argagixiso taageersan Mukhtar Roobow oo laga qabtey wadooyinka Baydhabo kadib markey fujiyen calanka Somaliya kuna bedesheen kooda madow.
Argagixisada loo xirey rabshadihii ka dhacay Baydhabo ayaa gaaraya ilaa 80 waxa waalidiinta dhalay ay booliiska ka codsadeen in loo dambi dhaafo. Waxa badankooda lagu qabtey hawlgalo qarsoon iyo burburinta hanti dadka ka dhaxaysa.
”Waxay ku dhuunteen rabshadihii ka dhacay Baydhabo ee dad si qabiila u raacsan xagjir Muhktaar Roobow ay ka dhigeen magaalada amniga guudna wax u dhimeen ayaa sheegeen booliisku.
Hoos ka daawo sawirada waalidiinta dhalintaas xiran oo booliiska ugu tagey in loo sii daayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay