08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wefdi Somali ah oo ka socda Kiiniya oo booqasho ku yimi Hargeysa

Wefdi Somali ah oo ka socda Kiiniya oo booqasho u yimi Hargeysa. Kiiniya ayaa soo dirtey weftiga Somalida ah si ay si hoose ula dhameeyaan danaha Kiiniya. Madax ka mida Kiiniya ayaa si cad u sheegay inay rabaan Somaliland oo go’da.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=iN1YRIrBMHc[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS