29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Mudane Caasha Geelle Diiriye oo ka warantay halka uu marayo dib u eegida dastuurka+MUUQAAL

WP_20141106_001Muqdisho 06 Nov 2014–Mudane Caasha Geelle Diiriye ayaa ka warantay halka uu marayo hawsha muhiimka ah ee dib u eegista dastuurka dalka kaas oo la filayo in la dhameeyo si doorasho uga dhacdo dalka inta xorta ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM