12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faadumo Siciid oo waraysi ku sheegtay inay geed hoostii ku dhalatey

Faadumo Siciid ayaa waraysi ku sheegtay inay geed hoostii ku dhalatey. La taliyaha xisiga Wadani ee arimaha dibeda ayaa ka sheekaysay noloshedda iyo dagaalkii SNM ku soo qaadey Hargeysa iyo Burco ee lagu jabiyay. Ilaa markii dambe uu burburiyay dalkii kadib markii reer galbeedku soo hubeeyeen jufooyinkii kale ee Koofurta Somaliya.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=qcRMOss84MI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS