Gudigii maaliyada ee golaha shacabka ayaa xal loo helay. Gudigii hore ayaa lagu helay been abuur siyaasadeed oo aan sal iyo raad toona lahayn, waxayna keentay in afhayeenka barlamaanka uu la safto ilaa markii dambe inkastoo markii dambe uu guuldaraystey.
Xubnaha laga saaray gudiga maaliyada ayaa waxa ka mida: Gudoomiyihii Guddiga Cali cabdi cusmaan , Gudoomiye ku xigeenkii Maxamed Aadan Mocalim iyo xoghayihii Guud ee Guddiga Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur.
Waxa lagu soo kordhiyay sadex xubnood oo kale halkaas oo tiradooda ka dhigeysa 18 xubnood. Dadka siyaasada indha indheeya ayaa sheegay intani soo afjarayso laakiin tiradan badan loo baahneyn lacagtaasna ay u baahan yihiin dadka masaakiinta.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay