Bahda Araabinews ayaa tacsi u diraya ehelada ay ka baxeen Siciid Cabdi Gurey iyo abtigii Axmed Geedi oo shil gaari ku galay inta u dhaxaysa Boorama iyo Gebiley. Labada marxuun ayaa gaarigu la rogmadow.
Waxaan RABI uga baryaynaa dhamaan ehelada Siciid Cabdi Gurey iyo Axmed Geedi inuu samir iyo iimaan ka siiyo iyagana janadiisa fardowsa uu RABIGA awooda lihi ka waraabiyo.
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay