November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cuqaasha reer Ciise (Samaroon) oo ka hadley nin gacan u qaaday maayerka Boorama

Cuqaasha reer Ciise (Samaroon) oo uu ugu horeeyo suldaanka Xaji Miisaan ayaa ka hadley nin gacan u qaaday maayerka Boorama oo kadibna jeelka loo taxaabay. Ninkaas gacanta u qaaday Maayer Saleebaan (Casaaye) ayaa waxa difaacay niman beesha ah oo ka hadley Hargeysa ogeyna xalinta arinta jirta.

Cuqaasha ayaa raaligelin ka bixiyay haalka nimankaa sheegayna in la sii deyn doono ninka ka xiran.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=UEwecc-zzG0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS