Ciidan la kala dhex dhigey beelaha Hawiye ee isku dilaya Hiiraan iyo Galguduud. Dagaal socdey maalmahan ayaa maleeshiyo beeleedyo iska dileen ilaa 6 qof halka dhaawacuna uu gaarayo ilaa 5 oo loola cararay isbitaalada u dhow.
Beelahan Hawiye ayaa isku dilaya deeqsin lamase garan karo beesha goobtaas deganayd markii jore. Inta badan ma jiro dad dhex dhexaada oo Hawiyaha dhediisa ah oo og halka jufo kastaa deeqdo si takake ugu soo gudbin.
Galguduud ayaa ka mida gobolada colaadu ka dhamaan ayadoo la xaalufiyay i=wixi yaraa ee dhir ahaa ee ku haray gobolka, hadana ayna jirin meel xooluhu daaqaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay