13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo jeelka u taxaabay wiil socodkiisa matalay uguna daray mishahar la’aan

Muuse Biixi ayaa jeelka u taxaabay wiil socodkiisa matalay uguna daray mishahar la’aan. Waxa sidaas xaqiijiyay xisbiga FAysal Waraabe ee UCID oo ka aargagaxay arinta. Muuse Biixci oo dhiig badani gacantiisa ku Jiro ayaa xilligii SNM been ugu sheegi jirey inuu xoriyad raadinanaayo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=bAWa5feOcoI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS