Muuse Biixi ayaa nin Oromo ah ku xirey Hargeysa sida ay qoreen wargeysyada magaalada Hargeysa. Maaha markii ugu horeysay ee Muuse Biixi jeelka u taxaabo shimbirti hadashada, waase markii ugu horeysay oo uu ajaanibtiina u darsado.
Ninkan Oromada oo ah dadka magaalada ka xamaasha mudana ku noolaa ayaa laga qabtey suuqa magaalada lagu eedeeyay inuu cayay Muuse Biixi.
Shalay ahayd markii Muuse Biixi jeelka u taxaabay nin reer Hargeysa oo iska jeclaaday socodka Muuse Biixi kadibna lagu eedeyay inuu wax u dhimay Muuse Biixi.
”Waxa iska kaa xiraaya xitaa qaraabada Muuse Biixi oo aan ku jirin maamulka oo iyagu amarka bixinaaya ayuu yiri madaxa warfaafinta xisbiga UCID.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay