Hogaankii ONLF ayaa war Jigjiga kaga dhawaaqay. Ilaa iyo intii uu xukunka yimi Cabi Axmed wuxuu liiska ka saaray urur xaq-u dirir ah oo uu ku jirey ururka ONLF oo Axmaarka iyo Tigreegii eryan jirey.
Shir jaraaid oo ay Jigjiga ku qabteen ayay ku sheegeen in ururkoodii hubka sitey ay hadda noqon doonaan urur siyaasi oo xisbi ah. Ma noqon doonaan kuwii ugu horeeya ee ku dhawaaqa inay urur yihiin.
Xoriyada timi ayaa waxa dhici doona in ay yimaadaan urur qabiil ku dhisan oo la mid noqwon doona kuwa Somaliya ka dhismi doona.
ONLF ayaa sheegay in lala xisaabtamo dhiigyacabyadii ka talin jirey dawlada Somali galbeed.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=PHcAqzSJNqg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay