Xisbiga Wadani ayaa sheegay in Muuse Biixi hadana ku fashilmey inuu xal keeno kadib kulan ay la yeesheen sidii doorashada meel loo saari lahaa. Muuse Biixi ayaa ku adkaystey in gudigu joogeyso ee xisbiga Wadani laga rabo xal.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=v8O0-_otTkk[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay