24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Masuuliyiinta magaalada Burco oo ka hadley shil khasaare badan gaystey

Masuuliyiinta magaalada Burco ayaa ka hadley shil khasaare badan gaystey oo xalay ka dhacay. Shilkan gaari oo aad u khasaare badnaa ayaa waxa ku dhintey 8 ruux halka labana yihiin dhaawac  aan sidaa u xumeyn. Gaariga shilka galay oo bas ah ayaa shirkada iska leh ay tahay markii labaad ee uu shil galo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2S6WdSfMi5k[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS