Ilhaan iyo Rashiid ayaa maanta loo dhaarinayo kursigooda xilli Trump murugeysan yahay oo uu xiray hawlaha dawlaha dhexe ka qabato meelaha qaar. Xisbiga Trump oo haystey aqlabiyada labada aqal ayaa lumiyay sanadkii hore.
Ilhaan iyo Rashiid oo labaduba Muslim ah ayaa kursigooda la wareegaya ayagoo xijaaban. Barlamaanka Maraykanka ayaa markale waxa ku xoogan xisbiga Dimoqraadiga oo dadka laga tirada badan yahay ay inta badan taageeraan.
Waa markii ugu horeysay taariikda Maraykanka oo barlamaanka dalkaasi ay fariisato haweenay Muslim ah oo xijaaban.
Haweenka la doortey doorashadii u dambeysay ayaa noqdey kuwii ugu badnaa ee dalkaasi ayagoo intooda badan ku soo baxay tigidhka xisbiga Dimoqraadiga dalkaasi.
Faqriga dadka Maraykanka ayaa gaaray halkii ugu saraysay ayadoo wadooyinka qaybta la maro ay xireen dad saboola oo ku kacay dhaqaale xumadii uu ka tagey xisbiga Trump.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay